rayiisle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin xirfaddiisu tahay jaridda iyo habaynta timaha; baarbiyeeri. 2. ld rayiis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rayiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur