rayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ray

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yay, -ysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid dagaal ama tartan ku guulaysasho. 2. Ka r.: cid xaalad liidata oo ay ku jirtay ka soo wanaag-sanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur