badan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. B.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.
  2. Wax aan tiradoodu yarayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

b

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ba') Xarafka labaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur