raysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rayso. ld raysad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley cudur ka bogsasho. 2. Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld raysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur