ribisaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rubisaar¹.
  2. ld rubisaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rubisaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.
  2. Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur