Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg rifrifan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-fmay, -fantay)
Macnaha:
Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.
Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur