rifrifan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-fmay, -fantay)
Macnaha:
- Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.
- Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

