rifrifnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rifrifan². ld rifrifnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rifrifan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-fmay, -fantay)

Macnaha:

  1. Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.
  2. Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rifrifnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld rifrifnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur