rigaaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rigaax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rigaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daal iyo jiiro go'.
  2. 1. (f.g) Wax si aad ah u burburin. 2. (f.mg) Daal iyo jiiro go'dareemid.
  3. ld riyaax¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur