rigaaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Daal iyo jiiro go'.1. (f.g) Wax si aad ah u burburin. 2. (f.mg) Daal iyo jiiro go'dareemid.ld riyaax¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
riyaaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento. 2. Jiirgo'iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax³.1. (f.g) Qoryo, lafo iwm burburin. 2. (f.mg) Cudur nafaqo la'aani keentay qaadid. 3. (f.mg) Socod dheer dartii daal iyo jiirago'dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0