riibi

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Dhuug; gendi.

dhuug

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Cayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.
  2. 1. Biyo iwm afka ama qalab kale, ku soo jiidid. 2. Sigaar cabid. ld dhuuq.

gendi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Diqsi weyn oo dhiigga dhuuqa oo laga helo Afrika kana tirsan qaybta “golossina” loo yaqaan “tsé-tsé” oo caarad dheer afka ku leh, maalintii ayuu naaslayda dhiigga ka dhuuqaa, waxayna u gudbiyaan deriskunool keena cudurka hurdada badan. ld gand.