riiqan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm). 2. Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
  2. Wax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).