riiraxyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hunguri cadka. ld riiraxanyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
riiraxanyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld riiraxyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0