riire
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo. 2. Qori xalleefsan, adag oo haragga xoolaha markuu qallalo hilbaha looga hoolo laguna jilciyo; hiige.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

