riixdinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld riix¹. 2. Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqaajiyo. ld riixtin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
riixQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
riixtinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld riixdin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00