riyaax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento. 2. Jiirgo'iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax³.
- 1. (f.g) Qoryo, lafo iwm burburin. 2. (f.mg) Cudur nafaqo la'aani keentay qaadid. 3. (f.mg) Socod dheer dartii daal iyo jiirago'dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

