rubisaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg rubisaar². ld ribi-saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rubisaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0