rudcidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ruduc². ld ruduc¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ruducQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid.Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00