ruduc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid.
  2. Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rudcid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ruduc². ld ruduc¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur