Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg rukuuc². ld rakuucid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-co, m.l/dh)
Macnaha:
Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur