rukuuc
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-co, m.l/dh)
Macnaha:
- Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.
- Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

