rukuucsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rakuucsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld rukuuc-san.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur