rukuucsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rukuucsan. ld rakuucsanaan, rakuucsanaansho, ru-kuucsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rukuucsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rakuucsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rukuucsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rakuucsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld rukuucsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur