rumaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rumayso. ld rumay-sad, rumaysi.

rumayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax jiritaan-kooda dhab u qaadasho.

rumaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rumaysasho.