ruubQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo. 2. Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha. Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi.