ruus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. R. ah: fadhiid.

fadhiid

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.