ruxasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ruxo. ld ruxad.

ruxo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Qof, wax hilasho. 2. (f.g) Qof, haan caano ku lulasho. 3. (f.mg) Wax iskood u lulasho ama gilgilasho.

ruxad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ruxasho.