lulo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld lulmo.
- 1. (f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho. 2. (f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho. 3. (f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha: