saabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saabo. ld saabsasho.

Lamidka: saabsasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saabsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld saabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Cudur, gaajo, roob iwm berrin wada gaarid. ld saabso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur