saabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saabi. ld saabis.

Lamidka: saabi, saabis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Weel saab u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saabis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld saabin.

Lamidka: saabin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur