kaalori
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (fiis.) K. halbeeg. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu heerkulka 1 garaam oo biyo ah kor u qaado 1° C (1° K). Halbeegga kaalori beryahan looma adeegsado xisaabinta fisikaad, waxana la qaataa Juul. 1 kaalori =4.1868 juul.

