saamaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saamaxaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld saamax¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0