saamixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saamax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saamax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.
  2. Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur