saamileQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Qof dad badan wax ka dhexeeya saami ku leh. ld sahmile.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sahmileQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld saamile.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0