sahmile

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld saamile.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saamile

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof dad badan wax ka dhexeeya saami ku leh. ld sahmile.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur