Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg saangan¹.
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-gamay, -gantay; -gmi)
Macnaha:
- Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.
- Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho.