saangan

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-gamay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.
  2. Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho.