saanqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saanqaad². ld saan-qaad¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saanqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. S. ah: ilmo socod-barad ah. 2. Habka qofku u tallaabsado. 3. ld saaqaadid.1. Ilmo yar socod billaabid. 2. Cid meel ka tegeysa socod billaabid. 3. Cid meel ay joogtay si ay uga tagto sixir ku samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0