saanqaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo, m.dh)Macnaha:Dedka sare ee aqalka. ld saqaf.
saqafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo, m.dh)Macnaha:ld saanqaaf.Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.