saqaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld saanqaaf.
  2. Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.

saanqaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dedka sare ee aqalka. ld saqaf.