saaqid birlabdanabeed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya mareegta danab. X.d.w. saaqmay waxuu abuuraa qulqul danab oo u socda jihada uu sheegayo xeerka Lenz.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

x

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xa') Xarafka laba iyo labaatanaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

d

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).

Lamidka: deel

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur