saaqid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo/-diin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbarasho la socon waayey.
  2. eeg saaq².
  3. 1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof imtaxaan ku dhicid.

saaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
  2. 1. Dhir geedo kale ku faalalid. 2. Xanuun, sun iwm jirka ku fidid. 3. Ur dareemid.