saaqan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
  2. Wax wareersan noqosho.
  3. 1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saaqid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo/-diin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbarasho la socon waayey.
  2. eeg saaq².
  3. 1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof imtaxaan ku dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saaqsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld saaqan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur