saaqmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saaqan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saaqanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.Wax wareersan noqosho.1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0