saaxiibtinnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld saaxiibnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saaxiibnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Saaxiib ahaansho. ld saaxiibtinnimo.