sabarsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld samirsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

samirsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Qof samir gayeysiin. 2. Qof wax uu ku sabro siin ama u sheegid. ld sabarsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur