samirsiiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:1. Qof samir gayeysiin. 2. Qof wax uu ku sabro siin ama u sheegid. ld sabarsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
sabarsiiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:ld samirsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00