sabbuux

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sanadka islaamka bishiisa toddoobaad; rajab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rajab

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur