sabeen

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. Neef ido ah oo dheddig oo aan weli curan. ld subeen.

subeen

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sabeen.