sabeenxirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sabeenxir². ld su-beenxirid.

sabeenxir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raali gelinta qof gef lagu sameeyo la raali geliyo. ld subeenxir¹.
  2. Qof lagu sameeyey gef raali gelin. ld subeenxir².